Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Ciidamada Itoobiya oo Galabta Nin Rayid ah ku Dilay Degmada Waabari
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:423
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 29 2008
Ciidamada Itoobiya oo Galabta Nin Rayid ah ku Dilay Degmada Waabari
Written by Ali Moallim   
Sunday, 29 June 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Ciidamada Itobiya ayaa galabta qof rayid ah waxaa ay ku dileen Wadada Maka Al-mukarama oo ay dufeysyo ay ka sameysteen Ciidamada Itoobiya

Lama oga ujeeda ay udileen ninkaasi rayidka ah Ciidamada Itoobiyanka,waxaana Wararka qaar ay sheegayaan in Ciidamada Itoobiaanka ninkaasi ay ku amreen in uu istaago, kadibna uu ka dhega adeegay taasina ay keyntay in ay toogtaan Marxuumka Geeriyoodey.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay dilka loo geestey ninkan Rayiydka ah,waxaana dadka ay intaasi raaciyeen in aysan garan ujeeda loo dilay ninkaasi.

Meelaha ay Ciidamada Itoobiya ku sugan yihiin ayaa aalaaba waxaa lagu arkaa Meydadka dadka rayidka ah, islamarkaasna ay toogtaan Ciidamada Itoobiya markii ay qabtaan dadka Shacabka ah.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >